Qeexid

ld walwalin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga welwelin oo kali ah:
  • “Ha welwelina,” ayuu yiri caaqilkii, “is af-garad iyo gacan-saar fiican ayaan waxaan la leennahay habar-dugaag.
  • " Runta xitaa waa inaan ogayn in qandaraaska Aguero dhacayo, laakin ma ahan wax i welwelinaya hadda," ayuu Marca u sheegay.