Qeexid

"Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa."

Qeexid Xigta

Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan. ld wali.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weli oo kali ah:
  • Waxa weliba intaa dheer, hadal haynta ku saabsan inay dalkooda ku hayeen welina ku hayaan boqolaal kun oo qaxooti Soomaali ah.
  • Weli lama sheegin dhawr iyo afartankii sano ee u dambeeyay maalin aqris la’aan Rashiid ku dhaaftay, meel kasta adduunka ha ka joogee.