Qeexid
ld waajihin.
ld waajihin.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax, wax kale qaabisiin.
Qeexid Xigta: Cid meel ama cid kale aaddin. ld waajihi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg wejih. ld waajihid, wajahid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: Wax qaabilid.
Qeexid Xigta: Meel ama cid abbaarid. ld waajah, wajih.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: weji gebagabo m.l (-iyo ..., m.dh) (baay.) Heerka afraad ee qaybsanka unugga; kaas oo ah marka ay koromaatidhyadu gaadhaan cidhifyada, saytobalaasamkuna uu qaybsamo ee uu sameeyo laba unug oo mataana ah oo kala soocan. Waxa baaba'a miiqyada iyo xiddigaha iyaadoo bu' yarada iyo xuubka bu'da ee unug mataan kastaa dib u samaysmo iyo koromosoomyada oo dib u soo ceshada qaabkoodii dunta oo kale ahaa.
Qeexid: weji ogsidhayn m.l eeg ogsidhayn.
Qeexid: weji didsan m.l (-iyo ..., m.l) (kiim.) Xaalad atam, molikuyuul, ama hab kale oo leh tamar ka badan tan uu leeyahay marka uu degganyahay.
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Madaxa dadka intiisa horay u soo jeedda ee u dhexeysa foodda ilaa iyo lafta garka, dhegta ilaa dhegta kale oo indhaha, sanka iyo afku ku yaalliin; fool; jaah. ld waji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: weji dhexe m.l (baay.) Heerka ugu weyn ee qaybsanka bu'da, kaas oo xuubka bu'du uu baaba'ayo, koromosoomyaduna ay imanayaan badhtanka xiddigaha, kaddibna waxa bilaabma kala durugga koromaati dhyada.
m.dh
Qeexid: ld wejihin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld wajiine.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hadiyad gabdhaha la arooso uu siiyo ninka wax aroosay kolka la gurigeeyo. 848
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Jirxumayn darteed cid wejiga u kaduudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wejimacbuus; wejikaduud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid aqoonsasho.
Qeexid Xigta: Cid u eexasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Weji aan furfurnayn oo kolka qof la arko la duuduubo; wajikaduud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg wejitub2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Madax hoos u rogidda iyo weji kaduudka ku dhaca qof uu ka horyimid qof uu horay wax ugu dhimay; yaxyax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof aan furfurnayan oo dad dhexgelkiisu yar yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg wejigaro. ld wejigarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo ..., m.l) (c.fal.) Heerarka kala duwan ama isbeddellada muuqaalka oo dayaxu maro markuu ku wareegayo dhulka, waxaana loo yaqaannaa dayax cusub, dayax buuxa, iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]