Qeexid

(-iyo, m.dh) Madaxa dadka intiisa horay u soo jeedda ee u dhexeysa foodda ilaa iyo lafta garka, dhegta ilaa dhegta kale oo indhaha, sanka iyo afku ku yaalliin; fool; jaah. ld waji.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weji oo kali ah:
  • Lama hadlin ee wejigooda ayuu qof qof u fiiriyey.
  • Wuxuu Rasuulka (scw) u baaqay xaaskiisa Caa’isha inay ka tirtirto ama ka masaxdo dhiigii ka socday wejigiisa, hase ahaatee ma aynan jeclaysan Caa’isha inay samayso.