Qeexid

"eeg weheli. ld wehelis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wehelin oo kali ah:
  • Meydka Madaxweynaha geeriyooday, waxa laga soo qaadayaa maanta Pretoria, halkaas oo ay qabanqaabada hawshaas ka wadaan weftigii xukuumadda ee wehelinayay Madaxweynaha geeriyooday.
  • Galabnimadii Arbacadii, ayuu goor gaaban Madaxweynuhu socdaal kadis ah oo cidi ku wehelin ku yimid magaalada.