Qeexid

"Qof, qof kale wehel u noqosho. ld wehli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weheli oo kali ah:
  • Socdaalka Madaxweynaha Somaliland waxa ku weheliyay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada iyo xubno ka socday xafiiska Madaxtooyada iyo Marwadiisa.
  • "Sidaa darted,waxaan rajenaynaa in aad ansixin doontaan Miisaaniyaddan iyo Canshuur kordhinta wehelisa si loogu gudbiyo golaha wakiilada iyadoo wakhtiga aan haysanaana aad u yar yahay".