Qeexid

"Nafley, nafley kale la jirta oo ka ilaalinaysa cidloodka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wehel oo kali ah:
  • Intaan hore soo magacaabay mooyee, wefdiga madaxweynaha waxaa weheliyay safiirka Soomaaliya u joogay magaalada Cadan ee Maxamed Jaamac (MJ) iyo gashaanle sare Xuseen Saalax, la taliyaha militariga ee safaaradda Soomaaliya ee Suudaan.
  • Koox saaxiib wehelyeel waa dad waaweyn oo wadashaqayn ka sameeya in ay u wehelyeelaan koox gaar ah oo carruur ah.