Qeexid
ld wagdo.
ld wagdo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Qaabxumo yar oo lugaha gasha oo ay gedow ama labo qaanso oo afafka isku haya oo kale u ekaadaan. ld hogfo, wegdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Boqol fardo ah.
Qeexid Xigta: Xeyn; koox; horin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed qorigiisu aad u bixi adagyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Erey la yiraahdo kolka la arko wax lala yaabo.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]