Qeexid

"Qurub lagu muujiyo tiraab weereedka marka uusan fal ahayn. Tus. “Ninkanu macallinka cusub ee dugsiga weeye”. ld waaye, weeyaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

qurub naxwe,

qurub / particle

Diirad naxwe,

Diirad / focus

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weeye oo kali ah:
  • Mid ka mid ah dariiqooyinka aan sidaas ku samayn karo waxa weeye in aan soo xasuusano ilmanimadeenii dabadeedna malayno sida ilmuhu adduunka u arko.
  • Dad badan ayaa ciidamadaa qeylo ku soo dhaweeyey, iyadoo dagaalyahanada mucaaradkuna ay iyana rideen xabadaha ifa oo ay ciidamadaa ku soo dhaweenayeen.