Qeexid

Qof ama wax joojin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weetee oo kali ah:
  • Gaas Maraykan ah oo lagu weeteeyay badhtamaha koonfurta Ciraaq Wararka ka imanaya badhtamaha Koonfurta Ciraaq ayaa sheegaya in Gaas Ciidamada Maraykanka ah, lagu weeteeyay kadib markii ay gaadh ka qabteen ciidamada Ciraaq oo difaac adag u dhigay.