Qeexid

"(-rro, m.dh) Waddo dheer oo isku xirta laba beelood ama laba ceel."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weedaar oo kali ah:
  • Kulanka oo kasoo qeyb galeen Ugaasyo, Duubab, Malaaqyo, Salaadiin, ayaa waxa la iskugu weedaarsaday xaaladda uu dalka Marayo.
  • Dhagaxtuur oo la hadlay shaqaalaha wasaaradaasi oo maanta u soo xirmay aqoon is weedaarsi ka soconayay Xarunta Wasaaraddaasi ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dowladda KMG ay gacanta u soo galaan Diyaaradaha iyo Maraakiibta ka maqan.