Qeexid

"Wax leexin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weeci oo kali ah:
  • Dhaqaalaha ku baxaya hoteelada waaweyn eee dibadaha laga kireynayo sow ma ahayn in loo weeciyo dadka abaartu ay hayso.
  • Xukuumada Jabuuti ayaa durba ka jawaabtay eedeyntaas iyadoo ku tilmaantay mid maran oo ay Eritrea ku doonayso inay isaga weeciso walaaca caalamka ee ku aadan taageerada Asmara ay siiso Islaamiyiinta Somalia.