Qeexid

"(-iyo, m.dh) Biyo xoog leh oo durudur iyo togba ka weyn oo aan badanaa go'in."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga webi oo kali ah:
  • Sidoo kale Mustaxiil waxay ka tirsan tahay Gobalka Godey, waana magaalo nasiib u yeelatay inuu maro Webiga dheer ee Shabeelle.
  • Bishaan horaanteedii ayaa hay'ada cuntada aduunka ka digtey in dadka dagan inta u dhexeysa labada webi ay la iladarn yihiin nafaqo daro.