Qeexid

"(-rro, m.dh) Waddo yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waydaar oo kali ah:
  • Haweeney wadada iska maraysay ayaa rasaastii la is waydaarsanayay ku geeri yootay waxaana lagu magacaabi jiray Xaliimo Axmed Siyaad (Xaliimo yarey) sidoo kale 2 qofood kale oo rag ahaa ayaa ku dhaawacmay kuwaasoo isbitaalada loo qaaday.
  • Waxay sheegtay in ay rajaynayso in aqoon-iwaydaarsigan uu ka soo baxo wax waxter u leh Bulshada Soomaaliyeed.