Qeexid
Hanti xoolo nool ah siin.
[-keeyay, -keysay]
wayaakeeeeyay
wayaakeeeysay
f.g2Hanti xoolo nool ah siin.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Hanti xoolo nool ah oo aan badnayn; wayaqaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg wayaakee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) Meel bannaan ah oo aan dhir lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Laako dhalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Wax taako ku cabbirid.
Qeexid Xigta: Wax taako u dhigid. ld taaki.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Eray lagu muujiyo xanuun ama oggolaashadarro.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]