Qeexid

"Eray lagu muujiyo xanuun ama oggolaashadarro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga way oo kali ah:
  • Way is raaceen, intii ay dhexda ku sii jireen is-xaal-waraysi ayay ku dhammaysteen.
  • Maxmad Dheere oo la waydiiyey in uu xil hadda hayo ayaa sheegey in sharci ahaan yahay Duqa magaalada Muqdisho iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir isaga oo xusey in Madaxweyne Cabdulahi warkiisu yahay mid cad.