Qeexid

"eeg waxyoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxyood oo kali ah:
  • ) Alle ayaa uga waxyooday samawaadka dushooda sida habeenkii la dheelmiyey ee salaadaha lagu soo farad yeelay Alle ayaa toos ula hadlay siduu Nabi Muuse ula hadlay.
  • Ilaahay baa u waxyooday (Muuse): waxaan leeyahay addoon ku sugan halka labada badood ku kulmaan oo kaa cilmi badan.