Qeexid

"Ilaah waxyi cid wax ugu sheegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxyoo oo kali ah:
  • Nebi Muxamed intii uu qaangaadhay wuxuu ahaa mid cibaadeeysta oo Ilaahay barya xataa wakhtigii loo soo waxyooday ka hor.
  • ) Alle ayaa uga waxyooday samawaadka dushooda sida habeenkii la dheelmiyey ee salaadaha lagu soo farad yeelay Alle ayaa toos ula hadlay siduu Nabi Muuse ula hadlay.