Qeexid
ld waxgalmo, waxtarid.
ld waxgalmo, waxtarid.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Qiimaha isticmaal ee wax leeyihiin.
Qeexid Xigta: Nafaqada raashin laga helo.
Qeexid Kale: W. ah: nafley waxqabad leh. 4. ld waxtarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waxgalmo. ld waxtar, wax tarmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Neefka biyaha ka dherga oo iska dhaqaaqa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Shay; walax.
Qeexid Xigta: Arrin; talo; xaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: wax lagu shubto ama lagu rido ama lagu karsado.