Qeexid

"Qiimaha isticmaal ee wax leeyihiin."

Qeexid Kale

W. ah: nafley waxqabad leh. 4. ld waxtarid.

Qeexid Xigta

Nafaqada raashin laga helo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxtar oo kali ah:
  • Dawooyinku waxtar iyo waxyeelaba wey leeyihiin in taxadar iyo nidaam loo isticmaalo, isaga oo sheegay inay wacyi gelin arrinta la xidhiidha ka samaynayaan warbaahinta”.
  • Xuseen Xaaji Maxamed Bood kaasoo ay Ehalada Siyaasigii caaka ahaa ee geeriyooday kaasoo lagu soo afjarayay tacsidii maalmahaanba halkaasi ka socotay iyo munaasabado lagu xusay waxtarkii Marxuumka.