Qeexid

"(dhaq.) Tirada wixii ka soo baxa warshadaha, beeraha, xoolaha, iwm."

Qeexid Xigta

(dhaq.) Natiijada waxqabad hawleed kasta. ld waxsoosaarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxsoosaar oo kali ah:
  • In la abuuro bulsho wada taqi ah miyey la mid tahay in la abuuro bulsho ay sarreeyaan waxsoosaarkeeda, heerkeeda nololeed iyo awooddeeda jiritaan?
  • Noocyada warshaduhu way kala duwan yihiin, kala wayn yihiin, kala shaqaale badan yihiin, oo waxsoosaar kala badan yihiin.