Qeexid

"ld waxash."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxshi oo kali ah:
  • Su’aal: maxey tahay ujeedada ka dambeysaa falalkan waxshinimada ah ee lagu cuuryaaminayo shacabka Soomaaliyeed?
  • Waxaa isaguna halkii ka sii socday falalkii waxshinimada ahaa ee ay ku kacayeen ciidamadii Faqashtu, kuwaas oo dadka badhna laynayay, badhna xabsiyada ku gurayay, Ilaahayow mar uun naga furo ayaa dadka ka soo hadhay.