Qeexid

"ld waxsheegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxsheeg oo kali ah:
  • Qalinku ma gudhin, fikradakuhuna inta nolali jirto dhammaad ma leh, tilmaan iyo waxsheegna aadmibaa loo yahay.
  • Qofkii ugu horeeysay ee aaminta mar ahaantaana rumeysa wacdiga iyo waxsheega nebiga waxay ahayd xaaskiisa Khaddiijo, waxaa ku xigay oo asna rumeeyay ina adeerkiis Cali bin Abi Daalib oo wakhtigaasi 10 jir ahaa.