Qeexid

"Karti wax lagu fuliyo. ld waxqabasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxqabad oo kali ah:
  • Axmed Cabdisalaan ayaa sidoo kale sheegay in Idaacadiisa aysan baahin doonin waxqabadka Dowlada KMG Somalia ilaa ay ka laabato amarka ay idaacadiisa ku xireyso.
  • Waxaaan bixitaankiisu uu yimid iyadoo xalay la guddoonsiiyay billad-sharaf ka turjumaysay waxqabadkiisii.