Qeexid

"Qof garaad ama caqli leh; waxyaqaan."

Qeexid Xigta

Dad garaad leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxgarad oo kali ah:
  • Dadweynahaasi waxaa sidoo kale la socday maamulka, saraakiisha, ganacsatada, haweenka iyo waxgaradka kale ee magaalada, kuwaasoo uu horkacayey ku simaha gobolka Cabdullaahi Cabdi Cali Koofi iyo weliba Faadumo Xaaji Xuseen oo guddoomisa ururka haweenka.
  • Sheekh Maxamed ayaa sidoo kale sheegay in ay la shireen waxgaradka deegaanka iyagoo ka wada hadlay sidii Maxkamad Islaami ah looga dhisi lahaa deegaanka Ufurow, taasoo uu sheegay in ay soo dhoweyeen dadka degaanka.