Qeexid

"W. ah: wax waxtara ama muhimad leh; waxtar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxgal oo kali ah:
  • Lama oga ujeedada loo dilay ragan, waxaase ay qeyb ka tahay dilalka macno darada ee lagu hayo dadka waxgalka ah, waxaana ay u muuqdaan kuwo sii kordhaya.
  • Dadweynahan oo wajiyadooda ka muuqatay caro ayaa waxay ku dhawaaqayeen “ Ha Dhaco Cadde Muuse, Ha Noolaado Cabdullaahi Yuusuf” iyo erayo ay ugu soo horjeedaan dilalka lala beegsanayo dadka waxgalka ah ee bulshada u adeega.