Qeexid

"Tacliinbarid; aqoonbarid. ld waxbaris."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxbarid oo kali ah:
  • Waxaan jeclaadey waxbarida iyo in dadka kale la caawiyo anigoon waxba karabin.
  • Malaayiin dhalaan ah oo aan waxbarasho haysan iyo daryeel caafimaad, waxaa intaa ka sii daran in ay soo kaceen jiil dhan oo aanan arag canshuur iyo go’aan dawladeed/maxkamadeed iyo shati ganacsi kuwaas oo idiinka doonaya dul qaad iyo waxbarid badan.