Qeexid

"Tacliin; aqoonkororsi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxbarasho oo kali ah:
  • Laba sano ka dib, sawnigii Xero Awr degay ee halkaa calankayga ku mutay, illaa aan waxbarasho dibadeed kaaga soo baxay beri aan dhawayn, dheeraynna.
  • Maamulka Iskuulka oo sharaxaad ka bixiyay Waxqabadka Xaruntaasi Waxbarasho..