Qeexid

"(-shyo/wuxuush, m.dh) Qof aan naxariis lahayn. ld waxshi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxash oo kali ah:
  • Saraakiisha Xerada 54aad oo saakay qaarkood u waramayay Garowe Online ayaa u xaqiijiyay dhacdadani iyagoo ku tilmaamey falkani in uu ahaa mid waxash-nimo ah oo ay fuliyeen koox dhalin yaro ah.
  • “Waxa jirta Xad-gudubyo dhinaca Banii’aadamnimada ah oo hore loo geystay iyo falal Waxashnimo ah… guddi Madaxbannaan oo la sameeyaana waxay dadka Soomaaliyeed dareensiinaysaa in aan mushkiladooda la ilaawin gebi ahaanba,” ayuu yidhi Mr.