Qeexid

Surta dhurduhu sameeyo, qaybteeda oo ka samaysan ugxaan farabba dan oo aan weli dillaacin; qaybta kale waa miidda iyo gowska.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxaro oo kali ah:
  • .Durduro waxarood xanan bay kula gashaa.
  • .Durduro waxarood xanan bay kula gashaa.