Qeexid

"ld waxaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

qurub naxwe,

qurub / particle

Diirad naxwe,

Diirad / focus

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxa oo kali ah:
  • Sidoo kale dowlada Libiya ayaa iyadana ciidan u direyn Somalia balse dhaqaale ku bixineysa howlgalka ciidan ee Somalia sidaas waxa sheegey wasiirka arrimaha dibbada ee wadankaas mar uu la hadlayey saxaafada.
  • Waxa mudan in la xuso in dhacdadani ay gef ku tahay dhaqanka suuban ee warbaahinta, iyada oo abuuri karta khalkhal, is-afgarasho la’aan iyo in dad xuquuqdooda meel lagaga dhaco.