Qeexid

"Shay; walax."

Qeexid Xigta

Arrin; talo; xaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wax oo kali ah:
  • Waxa isbedel ku dhacay maamulka laba degmo oo qiimo leh.
  • Allaha aan baahan ee had iyo goor aan laga maarmin waxaan ka tuugayaa inuu curaddo khayr leh noo kiciyo.