Qeexid

"(-dyo, m.dh) Macallinka daaraha dhisa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wastaad oo kali ah:
  • Dhagaxda iyo quruuruxa meel kasta yaal ayaa suuragal ka dhigi kara inay wastaadiinta dalku inoo dhisaan laamiyo aanu ku bixin adduun fara badan, iyo inay laamiyadii hore si joogta ah u dayactiraan.
  • Sidoo kale, wastaadiin caadi ah oo ay dawladda hoose shaqaaleyso ayaa dhisi kara wadooyinka laamiga ah ee magaalada.