Qeexid
Hilib waslado u jarjarid.
Qeexid Xigta
Wax qaybo u jarjarid.
[-deeyay, -daysay]
f.g2Hilib waslado u jarjarid.
Wax qaybo u jarjarid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) In yar oo is-haysata; cad (hilib).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg wasladee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Wax waxaan Ilaahay mooyee cid kale ilaalinayn ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax dayicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Alaab ceeriin warshad gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
Qeexid Kale: (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Waxqalabeyn.
Qeexid Xigta: Wax qurxin.
Qeexid Kale: Ciidan hubayn.4. Cunto si ay caraf iyo dhadhan u yeelatogeedo ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: W. ah: wax Ilaahay mooyee aan cid kale ilaalinayn.
Qeexid Xigta: Wax la dayacay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Nin naag u galmood.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]