Qeexid

"Wasiir ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wasiirnimo oo kali ah:
  • Waxa hadal kooban ka jeediyey xaflada Mudane Dalxa oo horeyna u ahaa Gudoomiye ku xigeenkii baarlamaanka Soomaaliya, soona maray wasiirnimo.
  • Dagaal ogayaashan ayaa Xildhibaano ka ah DFKMG ah halka qaarkood ay hayaan xilal wasiirnimo.