Qeexid

"(-rro, m.dh) Qof wasaarad u madax ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wasiir oo kali ah:
  • Heshiiskan ayaa lagu gaaray shir ay isugu yimaaden wasiirada DF iyo gudiga ganacsatada Muqdisho, kadib mudo todobaad ka badan oo ay howlaha dekeda hakad ku jireen, waxaana dib u furmida soo dhaweeyay ganacsatada.
  • Gudoonka Baalamaanka Soomaaliya oo waqti u qabtay ansixinta mooshinka ku dhaqanka shareecada Islaamka Dagaal khasaare nafeed gaystay oo Maanta ka dhacay Isgosyska KM4 xili halkaasi uu marayay Mid ka tirsan Wasiirada Dowlada.