Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Wax wasakh leh noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wasakhow oo kali ah:
  • Laba tusaale oo ah wasakhowga hawada iyo deegaanka.
  • Cirka dhulku ma lahan wax xad ah, si tartiib ah ayuu u noqonayaa khafiif sababo la xidhiidha wasakhowga hawada darteed.