Qeexid

"Uskag; dhusuq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wasakh oo kali ah:
  • Wasakhayn degaan macnaheedu wuxuu yahay biyaha, hawada iyo dhulka oo yeesha Aalado halis caafimaad leh.
  • • In si xawli ah loogu hawl galo badbaadinta deegaanka oo ay faro kulul ku hayaan cashiimaysiga, dhuxul shidida, boholaha, qashinka magaalooyinka iyo wasakhda biyo mareenada.