Qeexid
ld waryaa.
ld waryaa.
urur / collective
Jagaale / ordinal
f.mg3
Labdhedig: -eeshay, -eelatay
Qeexid: Ku w.: wax yar oo aan nafac lahayn ku eedoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg waryeelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cid ama wax danayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Labdhedig: -heeyay, -haysay
Qeexid: warhee warhee f.g/mg2 Ka w.: arrin iwm meesha ay mareyso la socosho. 2. Ka w.: cid dhaqaale u baahan taakulayn.
f.mg2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: U w.: war cid kale u tebin ama gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Ilmo si uu u seexdo ruxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
u.j
Qeexid: (w.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Qeexid: ld wareen2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
u.j
Qeexid: ld waryaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego.
Qeexid Xigta: Hadal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: ld waaxee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: W. ah: safar aan joogsi iyo nasiinyo lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: waryaaya) Erey lala hadle labood ah dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld ar, aryaa, waar, war3, waryee.
u.j.w
Qeexid: eeg waryaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: War cusub tebin. ld weri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho.
Qeexid Xigta: Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Afarta nooc ee xoolaha la dhaqdo ah, geela, lo'da, ariga iyo gammaan ka; meesi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Alaab ceeriin warshad gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]