Qeexid
ld wartebin.
ld wartebin.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: War tebin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg wartebi. ld wartebis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld waraabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld warin.
Qeexid Xigta: ld weris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc cawska ka mid ah oo lo'du daaqdo aadna ugu cayisho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Rimi waayid (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Aan rimin waqtigii ay rimi lahayd (xoolo).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xeelad la rabo in ugaarta la isugu keeno meel lagu hodayo, iyadoo lagu orrinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) (juqr.) Dhul cawsaadka loolka dhexe, oo ka kooban heer, guud ahaan bannaanada aan dhirta lahayn ee yurayshiya, oo fidsan gobollada hoose ee Danuub, iyo jiid weyn oo ah koonfurta yurub ee midowga soofiyati iyo koonfurta galbeed ee Sayberiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego.
Qeexid Xigta: Hadal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u.j
Qeexid: ld waryaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]