Qeexid

"Alaab ceeriin warshad gelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warshadee oo kali ah:
  • Intii ay Holland joogtay waxay isu martay shaqooyin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen nadiifiye, xamaal warshadeed, turjubaan iyo kuwo kale.
  • Waxaa kale oo lagu bartaa cilmigan (agricultural science) sida loo warshadeeyo cuntada iyo sharciyada warshadaynta cuntada, sidoo kale waxa ka qayba barashada farsamooyinka iyo kiimikal ay ka samaysanyihiin sumaha iyo nafaqooyinka lagu isticmaalo beeraha.