Qeexid

"eeg warshadee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warshadayn oo kali ah:
  • Waxaa kale oo lagu bartaa cilmigan (agricultural science) sida loo warshadeeyo cuntada iyo sharciyada warshadaynta cuntada, sidoo kale waxa ka qayba barashada farsamooyinka iyo kiimikal ay ka samaysanyihiin sumaha iyo nafaqooyinka lagu isticmaalo beeraha.
  • Warshadaha: Warshadaha dalka Jamaica waxa lagu farsameeyaa: macaaniinta bauxite, Dunta, cuntooyinka, warshadaynta heerka u sareeya, sibidhk,a birta, waraaqaha iyo kiimikooyinka.