Qeexid

"(-do, m.l) Dhis makiinado"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warshad oo kali ah:
  • Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha: Waa in ay samayso, haday jiraana ay hirgeliso, sharciyo u adeega, ilaaliyana warshadaha dalka ka jira sida: Warshada Hilibka, Warshada Kalluunka, Warshada Hargaha & Saamaha, Warshada Masaabiirta iwm.
  • Afhayeenka AMISOM Col Paddy Ankunda oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in Warshadaasi ay tahay tii ugu weyneyd ee Shabaab ku farsameyn jireen walxaha qarxa, isagoo intaa raaciyay in ay Warshadani ay la socdaan hub kale oo ay iyagu soo saari jireen.