Qeexid
Kitaab farguri ah oo ka hadlaayo falka iyo waxyaalihii ay dadkii hore ku dhaqmi jireen; warqabe.
Kitaab farguri ah oo ka hadlaayo falka iyo waxyaalihii ay dadkii hore ku dhaqmi jireen; warqabe.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: warra'is m.l ld warra'in.
Qeexid: warra'1 m.l/dh 1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf.
Qeexid: warra'2 f.mg1 (-rra'ay, -rra'day) 1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: warra'i f.g2 Cid sharaf dhac gayeysiin.
Qeexid: warra'id m.f.dh eeg warra'2.
Qeexid: warra'in m.f.dh eeg warra'i. ld warra'is.
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld warran1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hadal; war la sheego.
Qeexid Xigta: ld warramid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: War sheegid ama ku hadlid.
Qeexid Xigta: Ka w.: cid ama arrin wax la xiriira sheegid.
Qeexid Kale: U w.: cid xog aysan ogayn u sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Liidasho ka tmid daal, caato, jirro iwm.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld warraaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u.j
Qeexid: ld waryaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego.
Qeexid Xigta: Hadal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Jirriqaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: U w.: qof, qof kale arrin uga xogogaalsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Gorayada teeda yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho.
Qeexid Xigta: Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: War cusub tebin. ld weri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]