Qeexid

"warra'1 m.l/dh 1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warra oo kali ah:
  • Bal inta aanan meel kaleba eegin, aynu laf-ahaantiisa u deyno sheekada si uu noogu warramo waxyaabihii uu la kulmay kahor intuuna islaamin.
  • Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Boorama, Engineer Maxamuud Xuseen Maxamed ayaa dhowaan uga warramay hawsha mashruuca kor loogu qaadayo biyo-siinta dadweynaha degan magaalada Boorama iyo agagaarkeeda.