Qeexid

"Baalal xalxalleefsan oo jiljilicsan oo wax lagu qorto."

Qeexid Xigta

Xaashi qoran oo la isu diro. ld waraaq, warqaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warqad oo kali ah:
  • Maxamed Yusuuf oo ah madaxa Isbiaalka Madiina ee Muqdisho ayaa sheegay inuusan howshiisa u joojinayn warqadaha hanjabaada ah ee lagu daadiyay Isbitaalka balse uu sii wadanayo una gargaarayo dadka Soomaaliyeed.
  • Markuu Guddoomiyuhu helay warqaddaa codsiga ah, ayuu si degdeg ah u qaatay tallaabo ka dhan ah xeerka iyo qawaaniinta ururka ee adduunka.