Qeexid

warrame.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warqabe oo kali ah:
  • Socdaalka wafdigaasi oo ay ka warqabeen Madaxda Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay kasoo degeen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,iyadoo halkaasi ay kusoo dhaweeyeen Mas'uuliyin ka mid ah Dowlada Soomaaliya.