Qeexid

"Ka w.: wax xaaladda ay ku sugan yihiin ogaasho."

Qeexid Xigta

Ka w.: cid dhaqaalayn ama daryeelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warqab oo kali ah:
  • Xuseen Xaaji Bood oo lasoo gaarsiiyay Xafiiska warqabadka Ceelqaboobe Online ayaa lagu sheegay in Madaxda Daladaasi ay aad ugu dhiiri gelineyso Cid kasta oo ku howlan Xal u helida Arimaha Soomaaliya in aysan ka caajisin.
  • Inta iminka laga warqabo waxaa dagaalkaasi uu ku geeriyootay dad gaaraya 38 qofood oo isugu jira kooxihii dagaalamayay iyo dadka rayidka ah waxaana dhaawucu sii cagageynayaa in ka badan 50 qofood.