Qeexid

"ld warqad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warqaad oo kali ah:
  • "Kulanka maanta waxaa uga soo qaybgalay inaan qaranka badbaadino innagoo isku duuban, sidoo kalena aan kala warqaadano, runtiina waxa ka socda waxay hareer marsan yihiin sharciga KMG ah ee dalka u dagsan" ayuu yiri Madaxweyne Shariif.
  • Shariif ayaa kasoo qaybgalanka kulanka ku sheegay inuu yahay mid ay ku kala warqaadanayeen isaga iyo xildhibaanada, maadaama Axdiga uusan u ogol yahay inuu kulamada baarlamaanka ka qaybgalo marka la xirayo iyo marka la furayo.