Qeexid
(-syo, m.dh) Aaladda wararka baahisa.
(-syo, m.dh) Aaladda wararka baahisa.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld warin.
Qeexid Xigta: ld weris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld lalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld wankalaalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg lalis
m.l
Qeexid: Cuntada inteeda la calashado.
Qeexid Xigta: ld calalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego.
Qeexid Xigta: Hadal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u.j
Qeexid: ld waryaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]